Expert Institute for Multidisciplinary Studies - EIMS
Expert Professional Diplomas waa barnaamij sare oo aan u diyaarinay ardayda ka faa’iidaysata Expert Courses, si ay u helaan shahaado Diploma heer caalami ah. Barnaamijkani wuxuu diiradda saarayaa in ardaydu helaan aqoon qoto dheer iyo xirfado dhameystiran oo ay kaga soo dhex muuqan karaan suuqa shaqada
