Professional Diploma in Project Planning & Management
Waa Diploma xirfadeed oo aad ku baranayso maamulka
mashruuca laga bilaabo aasaaska ilaa heer xirfadeed. Waxaad si
qoto dheer u baran doontaa: Project Management Fundamentals,
Project Planning & Scheduling, Budgeting & Financial Management,
Project Risk & Quality Management, Monitoring & Evaluation, iyo
Professional Report Writing.
Safarkaaga Maareynta Mashruuca halkaan ka bilow si aad u yeelato
xirfad suuqyada shaqada looga baahan yahay.