Advanced Diploma in Sales & Marketing
Diplomadan waxaa laguu diyaariyay si aad u barato aasaaska iyo xirfadaha sare ee iibka iyo suuqgeynta. Waxaad baran doontaa sida loo sameeyo qorsheyaal suuqgeyn istaraatiiji ah, farsamooyinka iibka xirfadlaha ah, iyo sida loo maamulo xiriirka macaamiisha. Koorsadan waxa ay ka kooban tahay 6 koorso oo kala duwan sida Fundamentals of Sales & Marketing, Direct Sales & Marketing, Social Media Marketing, iyo kuwa kale oo kaa caawin doona inaad noqoto khabiir suuqgeyn iyo iib ah. Safarkaaga eWaxbarasho halkaan kabilow si aad uhesho waxbarasho xirfadeed oo dhammeystiran ee ku saabsan iibka iyo suuqgeynta!